GAADIIDKA DUGSIGA

Antrag herunterladen
Sprache auswählen
Maxaa la bixiyaa?
Kharashyada u safrida iskuulka – the Schülerticket Hessen.
Yaa la siinayaa?
Ardeyda ka yar da’da 25 sano
– ee dhigta iskuul guud ama mid farsamo,
– ee aan qaadanin kaalmo waxbarasho ama deeqda Schüler-BAföG,
– hadii ay tahay inay iskuulka tagaan iyaga oo istcimaalayo gaadiidka dadweynaha (bas or tareen),
– hadii kvgOF | Kreisverkehrsgesellschaft Offenbach mbH aysan wali mas’uul ka sii ahayn bixinta kharashyada.
Meeqo ayaa la siinayaa?
Schülerticket oo dhameystiran.
Qaabkee ayay u shaqeysaa?

Hadii aad kolhore bogtay waxbarashadaada waajibka ah ee waqtiga buuxa, tusaale ahaan waxaad ku jirtaa sanadkaaga 11-aad ama fasal lamid ah ayna tahay inaad iskuulka u raacdo bas ama tareen, Pro Arbeit ayaa Schülerticket si dhameystiran kaagaa bixin karta.

Tani awgeed, soo qaado foomka SCHÜLERBEFÖRDERUNG (gaadiidka iskuulka). Waalidkaaga ha buuxiyo oo raaci shahaadadaada iskuulka. Waa inaad labaduba u dirtaa Pro Arbeit.

Qaabkee ayay u shaqeysaa?

Waxay hubin doonaan wax walbo. Waalidkaaga waxaa loo soo diri doonaa ogeeysiis. Tani waxaa kamid ahaan doono marka aad Pro Arbeit ka qaadan kartaan Schülerticket.

Xal ka duwan ayaa kaliya suuragal u noqon kara duruufo gaarka ah.

Tani waa in si horudhac ah loogala sii hadlaa dadka ay quseeysa Bildung und Teilhabe.

Ha ilaawin:
– Shahaadada iskuulka
– Ogeeysiis ka socda Wohngeldstelle (xafiiska dheefaha guryaha)
– Ogeeysiis ka socda Familienkasse (xafiiska dheefaha qoyska) (Kinderzuschlag)